: Oo ah kii u dambeeyay ee lagu soo dejiyay Nabi Muxamed (NNKH). 4. Rumaynta Rususha (Nebiyada)
In la rumeeyo ________________ waa in la rumeeyo addoomo Alle leeyahay oo aan caasiyoobin, habeen iyo dharaarna Alle u tasbiixsada.
Aadam (AS), Idriis (AS), Nuux (AS), Huud (AS), Saalix (AS), Ibraahim (AS), Luud (AS), Ismaaciil (AS), Isxaaq (AS), Yacquub (AS), Yuusuf (AS), Ayyuub (AS), Shuceyb (AS), Muuse (AS), Haaruun (AS), Daa'uud (AS), Sulaymaan (AS), Ilyaas (AS), Alyasaac (AS), Yoonis (AS), Zakariyya (AS), Yaxye (AS), Ciise (AS), iyo ugu dambayntii Muxammad (SCW) .
Inaan loo hayn cid la wadaagta weynida, abuurista, iyo maamulka koonka.
Rukunka lixaad waa in la rumeeyo in wax kasta oo adduunka ka dhaca—ha ahaadeen wanaag ama xumaan—ay ku dhacaan qadarka iyo cilmiga Alle. Qofka Muslimka ah wuxuu ku qancayaa wax kasta oo Alle u qoro, isagoo ku samra dhibka, kuna mahadiya dheefka.
In aynu rumaysanno in Ilaahay oo Keliya mudan in la caabudo, oo aannan cidina la wadaagin caabudidda. Duco, cibaado, iyo ku kalsoonaan oo dhan waa in loogu talagalaa Eebbe Keliya.
In la rumeeyo ________________ waa in la rumeeyo in dadka la soo saari doono maalin danbe si loo xisaabiyo.